Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe oo Digniin u Diray Shacabka Magaalada Jowhar.

0
225

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kadib markii ay Kordheen Dadka Caratuurka ku Sameynaya Waddooyinka Xaafadaha Magaalada Jowhar ayaa Waxaa Arintaasi ka Digay Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe Isaga oo Sheegay Tallaab laga Qaadi doono Shaqsiyaadkaasi.

Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan ayaa Shacabka Magaalada Jowhar uga Digay In ay Xiraan Waddooyinka ay Maraan Biyaha Roobka Taas oo uu Sheegay in ay Saameyn ku yeelan Karto Danyarta Ku Nool Xaafadaha Magaalada Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here