Wasaaradda Dhalinyarada Hirshabeelle oo Tababar u soo Xirtay 75 kamid ah Dhalinyarada Jowhar.

0
181

Jowhar  – ( Radio Isnaay ) – Tababarkan ayaa ahaa Mid Dhalinyarada Magaalada Jowhar lagu Barayay Xirfadaha Shaqo ee ay Noloshooda ku Maareynkaraan Waxaana soo Agaasintay Wasaaradda  Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Maamulka Hirshabeelle.

Munaasabadda Xiritaanka Tababarkan Waxaa Ka qeybgalay Masuuliyiinta Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe Kan Degmada Jowhar Xildhibaano iyo Wasiiro ka ka socday Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here