Wajiga Saddexaad ee Qeybinta Afsaabka oo laga Billaabay Magaalada Jowhar.

0
238

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyaro is xilqaantay ayaa waxa ay wajiga saddexaad ee qeybinta afsaabka  ka fulliyeen xaafadaha Magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad Gobolleedka Hirshabeelle.

Deeqdan Afsaabka ah ee looga Hortagayo Faafitaanka Xanuunka Covid-19 Waxaa Ka Faa’ideystay Haweenka ka Shaqeeya Nadaafadda ee Magaalada Jowhar Sida uu Radio Isnaay u Sheegay Shariif Axmed Calasow oo Dhalinyaradaasi Horboodayay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here