Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha guddiga dastuurka ee Barlamaanka Hirshabeelle Maxamed Ibraahim Maxamed ayaa sheegay in dhawaan jowhar iyo Baladweyne laga billaabi doono barnaamij bulshada hirshabeelle looga ururinaayo aragtidooda ku saabsan qaabka ugu wanaagsan ee wax ka badal loogu sameeyn karo dastuurka Hirshabeelle.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.