Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xafladaan ayaa ahayd mid lagu soo gaba gabeynayay barnaamijka wadda hadallada joogtada ah Kaas oo ay hay’adda Tubta Nabadda soomaaliyeed Muddo 7 Billood ah ku Bareysay Dhalinyarada Magaalada Jowhar Ka Qeybgalka Siyaasadda Xoojinta Nabadda iyo La Dagaalanka Waxyaabaha maanka Dooriya.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi wali Axmed Hilowle.