Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Iyada oo Wali ay Muuqdaan Raadadkii ay ka Tageen Fatahaadahii uu Wabiga Shabeelle ka Keystay Tuulooyin Hoosyimaada Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle ayaa Waxaa Mudane ka Tirsan Baarlamaanka Dowlad Gobolleedka Hirshabeelle Waxa uu ku Baaqay In Loo Istaago Sidii Looga Hortagi lahaa Fatahaado Horleh uu Wabiga Shabeelle ka Geysto Gobolkani.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.