Dhalinyaro Waddooyinka Jowhar ka Billaabay Qeybinta Afsaabka.

0
211

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ku dhawaad 50 Kamid ah dhalinyarada Magaalada Jowhar ayaa sheegay in ay iskood isku abaabuleen iyaga oo wajiga hore ee Qeybinta Afsaabka ka billabay Dadka waaweyn kadibna Ardayda iskuulada ugu deeqi doona sida uu radio isnaay u sheegay musamil ibraahim oo kamid ah Dhalinyaradan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here