Dhalinyarada Magaalada Jowhar oo Wada Qorshe lagu Hormarinayo Dhaqaalaha Dalka.

0
274

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada jowhar waxaa ku soo badanaayo dhalinyarada aqoonyahanada ah ee Ka soo Qalin jabinaya Jaamacadaha Dalka Kuwaasi oo wada qorsheyaal ku aadan sidii  ay uga Qeyb Qaadan lahaayeen Dib u Dhiska iyo Horumarka Dalka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi wali Axmed Hilowle. 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here