Wasaaradda Waxbarashada Hirshabeelle oo Shir ka Daahfurtay Magaalada Jowhar.

0
195

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulankaan oo ay soo qaba qaabisay wasaaradda waxbarashada hirshabeelle oo Kaashaneysa Mida federaalka ah ayaa waxaa looga hadlayay siyaasadda iyo qaabdhismeedka manhajka waxbarashada asaasiga ee deg dega ah waxaana ka qeyb galay macallimiin maamulayaal iyo ururada bulshada rayidka ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here