Shirkadaha Dalka Hindiya ee Soo Saara Cirbadaha oo Culeys Wajahaya.

0
160

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa aad u batay dalabka Irbadaha dadka lagu mudo xilligan oo caalamka fara ba’an ku hayo Feyriska Corona.

Mid ka mid ah warshadaha waawayn ee soo sara irbadaha lagu mudo bukaanada ayaa ku taalla dalka Hindiya, waxaana xilligan ay wajahaysaa culeys badan.

Warshadda ayaa daqiiqadii imika soo saartaa 6,000 oo irbadood.Rajiv Nath, oo ah madaxa warshada ugu wayn ee Irbadaha soo saarta dalka Hindiya ayaa sheegay in dalabka Irbadaha uu xiligan aad u badan yahay maadaama caalamka uu ka socdo tallaalka feyriska Corona.

Waxaa uu intaa ku daray in uu celiyo ilaa 40 dalab maalin kasta taasi oo uga imanaysa guud ahaan caalamka.

Mr Nath oo ah madaxa shirkadda irbadaha soo saarta ee Hindustan Syringes & Medical Devices (HMD) ayaa sheegay in gudaha Hindiya maadaama laga bilaabay tallaalka ay ka helaan dalabaad badan.

Warshada ayaa imika maalinkii soo saarta 4 milyan oo irbadood.

Balse Mr Nath ayaa sheegaya in marka wax soo saarkooda la eego uusan ku filnayn oo uusan kaafin Karin baahida jirta.

Caalamka ayaa u baahan 10 billion oo irbadood si loo tallaalo 60% bulshada caalamka ku nool.

Mid ka mid ah warshadaha waawayn ee soo sara irbadaha lagu mudo bukaanada ayaa ku taalla dalka Hindiya, waxaana xilligan ay wajahaysaa culeys badan.

Warshadda ayaa daqiiqadii imika soo saartaa 6,000 oo irbadood.

Rajiv Nath, oo ah madaxa warshada ugu wayn ee Irbadaha soo saarta dalka Hindiya ayaa sheegay in dalabka Irbadaha uu xiligan aad u badan yahay maadaama caalamka uu ka socdo tallaalka feyriska Corona.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here