Aqoonyahaan ku Taliyay In Beeraleeyda Jowhar Xoogga Saaraan Beerista Dalagyada Waaweyn.

0
328

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Khubarada Beeraha daraaseeya ayaa ku talinaya in si wanaagsan looga faa,ideysto tacabka waqtiga Guga lana beero dalagyada ay ku haboontahay xiligaasi.

Cumar Saalax Cabdi oo ah aqoonyahaan waqti badan ka soo shaqeeyey arimaha beeraha islamarkana ah barre jaamacadeed ayaa sheegay in xilli Roobaadka guga la beero dalagyada Galeyda iyo Digirta.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here