Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xaafadaha Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle waxaa maalmahan ka socda olole Nadaafadeed oo ay wadaan ururka Haweenka gobolka shabeellaha dhexe iyo kuwa degmada Jowhar islamarkaana ay qeyb ka yihiin maamulka Afarta Waaxood ee Magaalada Jowhar.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.