Dowladda Soomaaliya oo Kordhisay Xayiraadaha lagu Xakameynayo Covid-19.

0
186

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cusmaan Dubbe, ayaa goordhow sheegay in xayiraadihii Covid-19 ee hore loo soo saaray lagu daray laba todobaad oo kale.

Goobaha waxbarashada, xafiisyada dowladda iyo amaradii kale ayaa sidoodii usii shaqeyn doono ilaa amar dambe.

Arintaan ayuu ku sheegay in cudurka wali si weyn uga jiro guud ahaan dalka. Sidoo kale wasiirka ayaa bahda waxbarashada iyo guud ahaan shacabka faray in ay qaataan Tallaalka ka socda Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here