Xaalad Biyo yari ah oo Soo Wajahday Dadka Ku Nool Tuulooyin Jowhar Hoosyimaada.

0
188

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaar ka mid ah bulshada ku dhaqan Tuulada Bannaaney oo hoos timaada Magaalada Jowhar ee Caasimadda dowlad gobolleedka hirshabeelle ayaa waxa soo food saartay xaalad Biyo la’aan ah ka gadaal markii uu guray wabiga shabeelle oo ay biyaha ka cabi jireen Sida ay Radio Isnaay u Sheegeen Shacabka Tuuladaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here