Ololaha ka Hortagga Xanuunka Covid-19 oo Jowhar ka Socda.

0
210

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa sii kordhaya dadaalada lagu doonayo in bulshada ku nool Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle looga wacyigalinayo xanuunka Covid-19 kaa oo ay ka qeyb qaadanayan masuuliyiinta iyo dhaqaatiirta Gobolkani shabeellaha Dhexe sida uu Radio Isnaay U Sheegay Gudoomiyaha Xaafadda Horseed Cabdi Maxamuud Xasan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here