Madaxweyne Farmaajo oo Qaatay Tallaalka Ka Hortagga Covid-19.

0
224

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo qaatay tallaalka Cudurka COVID-19 ayaa adkeeyey masuuliyadda adag ee shacab iyo dowladba ka saaran samatabixinta caafimaad iyo nololeed ee dalka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cusmaan Cabdalle Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here