Dhaqaatiirta Magaalada Jowhar oo Ku Baaqay in la Qaato Fariimaha Caafimaad ee Covid-19.

0
248

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaar kamid ah Dhaqaatiirta Magaalada Jowhar ayaa Walaac kamuujiyay Soo Laba Kacleynta Xanuunka Safmarka ah ee Covid-19 kaas oo Bulshada Soomaaliyeed Saameyn Ballaaran ku Yeeshay.

Dr Nuur Salaad Cusmaan oo kamid ah Dhaqaatiirta Magaalada Jowhar ayaa Bulshada Magaalada Jowhar ugu Baaqay in ay Qaataan Fariimaha Caafimaad ee ay Bixiyaan Saraakiisha Caafimaadka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here