Dhalinyaro is Xilqaantay oo Deeq Caafimaad Gaarsiiyay Barakacayaasha Magaalada Jowhar.

0
199

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalanyaro iskood isku xilqaantay ayaa waxa ay deeq Caafimaad oo lagu Talagalay Ka Hortagga Khatarta Xanuunka Covid-19 gaarsiiyeen kaamamka jiliyaale tawakal  xarunta lagu dabiibo bukaanada dhimirka ka xanuunsanaya iyo wadooyiinka waaweyn ee magaalada jowhar iyaga oo Bulshada kaga wacyigelinayay Halista xanuunka covid-19 iyo sida  ugu haboon ee la iskaga ilaalin karo.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here