Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay kiisaskii ugu dambeeyay ee Cudurka Karoonaha.
o Laga Helay: 244
o Puntland: 152 (Natiijada baaritaanda la sameeyay hal usbuuc)
o Somaliland: 45
o Banadir: 29
o Jubaland: 7
o Hirshabelle: 6
o Galmudug: 3
o Koonfur galbeed: 2
o Lab: 153
o Dhedig: 91
o Dhimasho: 18(Banadir:8,Puntland:4, Somaliland: 4,Galmudug:1, Koonfurgalbeed:1)
o Bogsashada: 61
Tirada Guud ee Laga Helay: 9,190
Bogsashada Guud: 4,230
Dhimashada Guud: 367