Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle oo War Ka soo Saartay Aaska Dadka u Geeriyooda Covid-19.

0
194

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dr Muxudiin Mukhtaar Macallin Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle ayaa ka warbixiyay xaladahii ugu Dambeeyay ee Covid-19 ee Deegaanada Hirshabeelle isga oo Sidoo kalana Ku Baqay in Bulshada ay Wasaaradda La Kaashadaan Aaska Dadka u Geeriyooda Covid-19.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here