Naafada Degmada Jowhar oo Taageero ka Dalbaday Madaxda Maamulka Hirshabeelle.

0
216

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Nolosha dadka naafada ah ayaa Ka Sii Dareysa Marba Markii Ka Dambeysa Waxaana uga Sii Daray Cudurka Safmarka ah ee Covid-19 oo Saameeyay Nolosha Malaayiin Ruux oo Danyar ah oo ku Nool Caalamka.

Ururka Naafada Degmada Jowhar ayaa Xaalad adag Wajahaya Waxaana ay Dalbadeen in Gurmad Deg deg ah la Gaarsiiyo Maadaama Bisha Barakeysan ee Ramadaan ay Ina Soo Guda Gali Doonto Sida uu Sheegay Maxamuud Axmed Qaarey oo ah Afayeenka Ururka.

Warbixintan Waxaa inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here