Tartan kubadda Cagta ah oo laga Dah furay Tuulada Maandheere ee Duleedka Jowhar.

0
240

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha Tuulada Mandheere ee Magaalada Jowhar Saalax Maxamed Cali ayaa ka warbixiyey Ciyaaraha Kubada Cagta ah ee dhawaan ka furmay tuuladiisa waxaana ku tartamaya in kabadan lix kooxood oo matalaya tuulooyinka ay dariska yihiin Maandheere Si Loo Xoojiyo Nabadda iyo Is dhexgalka Bulshada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : –  Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here