Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, ra’isul wasaaraha Soomaaliya, guddoomiyeyaasha labada aqal ee baarlamaanka iyo mas’uuliyiin kale ayaa salaadda janaazada kula dukaday meydka gudaha garoonka diyaaradaha ee Aadan Cade.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi wali Axmed Hilowle.