Hoos u Dhac Ku yimid Dhaq Dhaqaaqa Ganacsi ee Seylada Xoolaaha Jowhar.

0
186

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhaq dhaqaaqa Seylada weyn ee lagu iibiyo xoolaha nool ee Magaalada Jowhar ayaa waxaa ku yimid hoos u dhaca  Qiimaha xoolaha Sababo la xiriira Saameynta fatahadahii uu sameeyay wabiga shabeelle iyo dhoofinta xoolaha oo hakad ku yimid.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here