Hooyooyinka  Magaalada Jowhar oo ka Walaacsan Hab Dhaqanka Dhalinyarada Maanta.

0
164

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha ururka haweenka degmada jowhar Xaliima Maxamed Xaaji Madyan ayaa ugu baaqday haweenka soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ku dhaqan degmadani in ay illaaliyeen dhaqanka iyo aqlaaqda Carruurtooda.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here