Cali Guudlaawe oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Madaxweynahii Afaraad ee Soomaaliya.

0
197

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Dowlad gobaleedka hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa tacsi udiray dhamaan shacabka soomaaliyeed iyo ehelkii uu ka geeriyooday Madaxweynahii Hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed waxaa uuna tilmaamay in uu ahaa hogaamiye ka qeyb qaatay dhisidda dowladnimada Soomaaliya.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here