Maamulka Degmada Jowhar oo ka Hadlay Qorshaha Sanadkan ee Bilicda Caasimadda Hirshabeelle

0
216

Jowhar(Radio-isnaay)-Duqa magaalada jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle Saalax Mudeey Cali oo wareysi siiyey idaacada isnaay ayaa ka warbixiyey qorshaha sanadkan ee lagu xoojinaayo bilicda caasimada iyo quruxda magaalada si ay ula tartanto magalooyinka maamul gobaleedyada waxa uuna carabka ku dhuftay in qorshaha ay qeyb ka yihiin dhsimaha iyo dayactirka wadooyinka Xaafadaha jowhar iyo meelaha biiyaha roobka ay fariistaan.

Warbixintan Waxaa Soo Jeedinaya:- Cabdi casiis Xasan Mucalim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here