Dalal Soomaaliya ay ku jirto oo loo Ogalaaday in ay Codsadaan Fiisaha Mareykanka.

0
229

Jowhar(Radio-Isnaay)-Inta badan Codsadayaasha Fiisaha Maraykanka ee uu Donald Trump horey u xayiray ayaa la sheegay inay codsan doonaan Go’aano cusub ama ay Codsiyo cusub soo qoran karaan, sidaa waxaa lagu sheegay Hadal ka soo baxay Waaxda Arrimaha Dibedda.

Madaxweynaha cusub ee Maraykanka, Joe Biden waxa uu maalintii ugu horeysay ee uu Xafiiska fariistay bishii Janaayo 20-dii ee sanadkan waxa uu daaqada ka tuuray Amarkii Trump ee Xayiraadii Socdaalka ee Muwaadiniinta ka soo jeeda dalal Muslim ah.

Warbixintan Waxaa soo Jeedineysa:- Maryama Shiekh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here