Soo laba Kacleynta Covid-19 oo Jahwareer ku Abuurtay Dhalinyarada Jowhar.

0
187

Jowhar(Radio-Isnaay)-Dhalinyarada soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ku nool Deegaanada Maamulka Hirshabeelle waxaa soo wajahday dhibatooyin badan oo kaga yimaaday xayiraadaha ka dhashay soo laba kacleynta cudurka dilaaga ah ee Covid-19 sida hakadka ku yimid Waxbarshada, Shaqooyinka qaar oo ka joogsaday iyo in ay ku adag tahay kulamadii joogtada ahaa ee ay sameeyn jireen.

Warbixintan Waxaa Soo Jeedinaya :- Cabdi casiis Xasan Mucalim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here