Kiisaskii Ugu Badnaa ee COVID-19 Oo Laga Helay Mid ka Mid ah D/Goboleedyada Dalka.

0
204

Jowhar-(Radio-Isnaay)- Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan-geliyay 280 xaalado cusub oo COVID-19 ah 48-kii saac ee la soo dhaafay.

Warbixinta Wasaaradda Caafimaadka ayaa waxaa lagu caddeeyay in xaaladaha cusub laga diiwaan geliyay gobalka Banaadir  96 qof, Somaliland 27, Koonfur Galbeed 14, Puntland 133 iyo Jubbaland 10 qof, waxaana 177 kamid ah dadka bukaanada ay yihiin rag, halka 103 kalena  ay dumar yihiin.

Warbixintan waxaa soo jeedinaaya:- Cabdicasiis Xasan Mucalim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here