Dhalinyarada Jowhar oo odayaasha dhaqanka ugu baaqay in Laga Qeyb Galiyo miiska wadahadalka.

0
198

Jowhar (Radio-Isnaay)-Dhalainyaro gabdho iyo wiilal isugu jira ayaa ku eedeeyay odoyaasha dhaqanka inaaysan ogoleeyn in dhalinyarada qeyb ka noqdaan meelaha go,aamada lagu gaarayo si ay wax badan uga ogaadaan habraacyada loo maro nabadeynta  madaama ay yihiin mustaqbalka barito.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiekh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here