Tartan Kubadda Cagta ah oo Laga Daahfuray Deegaanka Cali Fooldheere.

0
194

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ku Dhawaad Shan tuulo ayaa ku tartamaya ciyaar kubbadda cagta ah oo ka socda deegaanka cali fooldheere ee duleedka degmada mahadaay waxaana ciyaarahaasi loogu talagalay isdhexgalka bulshada iyo nabadda Sida uu Radio Isnaay U Sheegay Axmed Nuur Macallin Cilmi oo kamid ah Dadka Deegaanka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : –  Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here