Haweenka Magaalada Jowhar oo Taageero ka Dalbaday Maamulka Gobolka Sabeellaha Dhexe.

0
190

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Haweenkan ayaa sheegay in ay u baahan yihiin in shaqo abuur loo sameeyo madaama ay 30kii sano ee dowlad la’aanta ay ku jireen samatabixinta qoysaskooda Sida ay Radio Isnaay u Sheegtay Sangaabo Nuur Axmed oo kamid ah Ururka Haweenka Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here