Aqoonyahaanada Magaalada Jowhar oo ku Baaqay in Si Wadajir ah Loola Dagaalamo Jahliga.

0
180

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxbarashadu waxa ay Fure u Tahay Guusha nolosha iyo horumarka mustaqbalka ee ay bulshadu hiigsaneyso waana halka qofkasta uu ka billaabi karo nolol qiimo leh iyo horumar la taaban karo oo uu qofku ku muteysan karo in uu bulshada dhexdeeda uu magac ku yeesho islamarkaana Bulshada kula Dar daarmay in ay Meel uga Soo Wada Jeesadaan Ladagaalanka Jahliga Sida uu Sharaxayo Cabdiraxmaan Shiikh Jees oo Kamid ah Aqoonyahaanada Magaalada Jowhar.

 

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here