Ka Ganacsiga Agabka Looga Hortago Covid-19 oo Ku Soo Badanaya Magaalada Jowhar.

0
307

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ganacsatada Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle ayaa Billaabay ka Ganacsaiga Agabka Looga Hortago Faafidda Xanuunka Safmarka ah ee Covid-19 Waxaana ka Mid ah Agabkaasi Waji Xirka iyo Shaambada Gacmaha lagu Meyrto.

Bulshada Magaalada Jowhar oo Markii Hore ka Mushquuli jiray Xirashada Af Saabka ayaa Hadda Billaabay in ay Si Sax ah u Qaataan Tallooyinka Caafimaad ee lagula Dagaalamayo Covid-19.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jedineysa : –  Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here