Culimada Magaalada Jowhar oo War Ka Soo Saaray Halista Cudurka Covid-19.

0
231

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa sii kordheyso qeylo dhaanta laga muujinaayo wajiga labaad ee cudurka covid-19 kaa oo ay u geeriyoodeen Dad Badan oo Soomaaliyeed halka kuwa kalana ay la ildaran yihiin  caabuqa safmarka ah.

Shiikh Axmed Abuukar Cabdulqaadir oo kamid ah Culimaa ‘udiinka Xaafada Horseed ee Magaalada Jowhar Ayaa ka hadalay  Xanuunka Covid-19 Isaga oo Shacabka Soomaaliyeed ugu Baaqay in ay Alle Bariga Badiyaan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here