Khabiir Dhinaca Beeraha  ah  oo ku Baaqay illaalinta Nadaafadda Deegaanka.

0
297

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dadka aqoonta Durugsan u leh cilmiga beeraha ee Magaaladan Jowhar ayaa sheegay in nolasha ay muhiim utahay in la ilaaliyo deegaanka maadaama noolaha  ay  ku dulnoolyihiin waxeyna inta badan tilmameen  in sumaha iyo nadaafad la’aanta  ay sababi Karaan cuduro horleh sida uu sheegayo Cumar Saalax Cabdi oo ah bare jaamacadeed oo ku takhasuusay cilmiga beeraha iyo deegaanka.

Warbixintan Waxaa Inoo  Soo  Jeedinaya: –   Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here