Wasaaradda Waxbarashada Hirshabeelle oo Shaacisay Minxooyin Dibadda ah.

0
189

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda waxbarashada dowlad goboleedka
Hirshabeelle ayaa Waddo Dadaallo ku aadan Sidii Aqoontooda Sare Loogu Qaadi
lahaa Ardayda ku Nool Deegaanada Hirshabeelle Waxaana ay Bixineysaa
Minxooyin Waxbarasho Dibadda ah Sida uu Sheegay Agaasimaha Guud ee
Wasaaradda Waxbarashada Hirshabeelle Amiin Muqtaar Axmed,Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here