Qaban Qaabada Xuska Maalinta Haweenka Dunida oo Jowhar Ka Socota.

0
189

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ururka Haweenka Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa
Wada Qaban Qaabada Xuska Maalinta Caalimiga ah ee Haweenka Dunida oo ku
Beegan 8 da Maarso Waxaana ay Sanadkan ku Soo Beegmeysaa Xilli uu Dalkeena
Fara Ba’an ku Hayo Xanuunka Safmarka ah ee Covid-19.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here