Wasaaradda Dhalinyarada Hirshabeelle oo ku Baaqday Dhameystirka Dastuurka Dalka.

0
161

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Agaasimaha guud ee wasaaradda dhalinyarada iyo Cayaaraha maamulka hirshbaeelle Saciid Saalax Cabdiraxmaan ayaa sheegay in ay isku Milmeen awoodaha Masiiriga ah ee dowladda iyo kuwa xubnaha ka ah waxa uuna soo jeediyey in si deg deg ah loo dhameystiro dastuurka lana turxaan bixiyo si bulshada ay uhelaan Xuquuqdooda.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here