Howladeenada Caafimaad ee Degmada Warshiikh Oo Dalbaday Agabka lagu Baaro Covid-19.

0
457

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Iyadoo gudaha dalkeena soomaliya uu ku sii faafaayo Mowjadda labaad ee xanuunka Safmarka covid-19 ayaa waxa ay bulshada  wadaan dadaallo ku aadan sidii ay isaga difaacilahaayeen Saameynta xanuunkani safmarka ah .

Sakariye Xasan oo ka mid ah dhaqaatiirka ka howlgala degmada warshiiq ee gobolkani shabeellada dhexe ayaa Sheegay in Degmadaasi aysan Lahayn Agab Caafimaad oo Lagu Baaro Xanuunka Covid-19.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here