Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Caafimaadka Hirshabelle ayaa shaacisay tirada Cudurka laga helay iyo dadka u geeriyooday iyada oo ay ubadan yihiin cudurka haweenka sida uu Radio Isnaay u sheegay wasiirka Caafimaadka Iyo Daryeelka Bulshada Hirshabeelle Cabdi Macallin Maxamed.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.