Ururka Dhalinyarada Warshiikh oo Wada Dadaalo lagu Horumarinayo Degmadaasi.

0
218

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Degmada warshiikh ee gobolka shabeellaha dhexe waxaa ka dhisan Ururo dhalinyaro kuwaasi oo isku xilqaamay ka qeyb qaadashada horumarka Degmada Sida uu Radio Isnaay u Sheegay Maxamed Nuur Macallin Axmed oo ah Gudoomiyaha Ururka Dhalinyarada Degmadaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here