Maamulka Tuulada Raqayle oo Walaac ka Muujiyay Xaaladda Nololeed ee Deegaankaasi.  

0
194

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tuulada Raqayle Cumar Guudle oo ka mid ah tuulooyinka hoosyimaada Degmada Jowhar ayaa waxaa ka jiro xaalad adag oo dhanka Nolosha ah oo soo wajahday Bulshada ku nool tuuladaasi Sida uu Radio Isnaay u Sheegay Gudoomiye ku Xigeenka Tuuladaasi Ismaaciil Ibraahim Nuur.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here