Jubaland oo War Ka soo Saartay Abaaraha Ka Jira Gobolka Gedo.

0
224

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maamulka Jubaland ayaa sheegay in uu ka walaacsan yahay abaaraha ka taagan gobolka Gedo, iyada oo dirtay baaq caalami ah oo ku saabsan sidii gargaar loo gaarsiin lahaa dadka ay saameeyeen abaaraha ee ku nool gobolkaas.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cusmaan Cabdalle Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here