Shacabka Baladweyne oo Hirshabeelle ka Dalbaday Gaadiidka Dab damiska ah.

0
320

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Baladweyne oo ah Xarunta Ganacsiga Hirshabeelle ayaa Ku Talaabsaneysa Horumar Dhanka Ganacsiga ah Balse Waxaa Saameyn Mugleh ku Haaya Horumarka Deegaanka Masiibooyinka Dabiiciga ah ee Ku Soo Laalaabta Deegaankaasi.

Dab Khasaare Hantiyeed Geystay ayaa dhawaan ka Kacay Warshadda Isbuunyada Baladweyne Waxaana ay Dadka Deegaanka Maamulka Hirshabeelle ka Dalbadeen in Degmada ay Yeelato Gaadiidka Dab Damiska ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here