Hirshabeelle oo Agabka Ka Hortagga Covid-19 Gaarsiisay Dugsiyuada Waxbarasho ee Jowhar.

0
203

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Inta Badan Ardayda Wax ka Barata Dugsiyada Deegaanada Hirshabeelle ayaa Waxaa Soo Wajahay Cabsi ay ka Qabaan in uu Waxbarashadooda Saameyn Lixaadleh u uku yeesho Saf marka Covid-19 ee Dalka Dib ugu Soo Laabtay Balse Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Saree e Hirshabeelle ayaa Wada Qorshe Wax looga Qabanaayo Faafidda Xanuunkani Sida uu Sheegay Xildhibaan Abuukar Xasan Abuukar oo ah Wasiiru Dowlaha Waxbarashada Hirshabeelle.

 

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here