Jowhar – ( Radio Isnaay ) – In ka badan 150 bukaano ah ayaa ka faa’ideystay indho fiiqis lacag la’aan ah oo lagu qabtay isbitaalka guud ee degmada balcad ee gobolkani shabeellaha dhexe waxaana qaliinka fulinaayey Digtoor Shiine oo aqoon durugsan u leh qaliinka indhaha.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.