Maamulka Tuulada Daymo Same oo Taageero ka Dalbaday Madaxda Hirshabeelle.

0
190

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xaaladda dadk ku nool Tuulada dayma same oo qiyaastii 10km u jirta Degmada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe ayuu sheegay gudoomiyaha tuuladaas in ay ay Aad u Liidato islamarkaana dadka qaar ay ubarakaceen Magaalada Muqdisho halka kuwa harayna ay ku nool yihiin Xaalad Aan Wanaagsaneyn.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here