Hey’adda Tubta Nabadda oo Tababar u Soo Xirtay Dhalinyarada Magaalada Jowhar.

0
220

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababarkan Maanta lagu Soo Xiray Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle ayaa Waxaa Ka Faa’ideystay 30 Ka Mid ah Dhalinyarada Magaalada Jowhar Waxaana Soo Qaban Qaabisay Hey’adda Tubta Nabadda Soomaaliyeed Xafiiskeeda Magaalada Jowhar.

Tababarkan ayaa Dhalinyarada ka Faa’ideysatay lagu Baray Habka ugu Haboon ee loo Maro Xalinta Khilaafaadka Bulshada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here